Ku-simaha Raisul Wasaaraha oo kormeer kedis ah ku tegay qaar ka mid ah Xarumaha dowlada (Daawo Sawirro)

Ra’isul wasaare xigeenka Soomaaliya ahna ku-simaha Ra’iisal Wasaaraha Mahdi Maxamed Gulleid (Khadar) oo ka duulaya barnaamijka isla xisaabtanka ee Xukuumadda ayaa kormeer shaqo ku tegey qaar kamid ah Xafiisyada hay’adaha laamaha dawladda, waxaana uu booqday Wasaaraddaha Aminga, Maaliyadda iyo Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Ku Simaha Ra’iisal wasaaraha ahna Ra’iisalwasaare xigeenka ayaa kormeerkiisa ka bilaabay Wasaaradda … Continue reading Ku-simaha Raisul Wasaaraha oo kormeer kedis ah ku tegay qaar ka mid ah Xarumaha dowlada (Daawo Sawirro)